SHOW / EPISODE

Gabadheyda ayay si sharci darro ah ku qaateen - Soomaali

1h 8m | Sep 12, 2020

Barnaamijka Codka Soomaalida


Jimcaha kl. 20:30 waxaan dib u wareysan doonaa hooyo soomaaliyeed ee gabadheeda khasab looga qaatay magaalada Fredericia.


In kastoo guddiga rafcaanka ay u sheegeen kommune-ka Fredericia in gabadha Zahra si sharci darro ah lagu qaaday. Haddana ilaa hadda gabadhii guriga kuma soo noqon.

Subscribe on YouTube: 

https://www.youtube.com/channel/UCCZKF0ZgK6x6HRmrIJZAL-Q?sub_confirmation=1

Follow on Instagram:

https://www.instagram.com/mgfsdk/

Follow and like on facebook:

https://www.facebook.com/mgfsdk

Audio Player Image
Codka Soomaalida DK
Loading...