SHOW / EPISODE

Fikradaha Cilmaaniyada iyo diinta islaamka. w/ Imaam Cabdi Qaadir Jaylaani - Somali

1h 11m | Oct 31, 2020

Waxaan Jimcaha barnaamijka marti noogu ah Imaam Cabdi Qaadir Jaylaani oo ka socda Masjid Al-Imaan. Waxaan kala hadli doonaa su'aalaha hoos ku qoran.

1: Qofka muslimka sidee ayuu waajibkiisa diinta ku gudan karaa isagoo ku nool wadan cilmaani ah?

2: Siduu u aragtaa masaajida soomaalida ee Denmark. Ma u baahan yihiin in wax laga badelo?

3: Firkadaha cilmaaniyada ma lagu dari karaa diinta islaamka?

Subscribe on YouTube: 

https://www.youtube.com/channel/UCCZKF0ZgK6x6HRmrIJZAL-Q?sub_confirmation=1

Follow on Instagram:

https://www.instagram.com/mgfsdk/

Follow and like on facebook:

https://www.facebook.com/mgfsdk

Audio Player Image
Codka Soomaalida DK
Loading...