Maqnaanshaha ragga: Ma iyagaa doortay mise system-ka ayaa saas ka dhigay? - Somali
1h 2m | Dec 31, 2023Barnaamijka Codka Soomaalida waxaan qeybtan ku soo qaadan doonaa Mawduuc inta badan la iska inhdo tiro kaasoo ah caqabadaha ragga soomaaliyeed.
Waxaynu si qoto dheer u falanqeyneynaa dood ku saabsan.
• Aabenimada
• Masuuliyada ragga
• Maxaa keeni kara maqnaanshaha ragga
• Taageero la’aanta ragga
Waxaa barnaamijka ku marti qaadnay la taliyaha ururka Baba Abdirashid Artan. Abdirashiid waxa u xirfad dheeru leeyahay la shaqeynta aabayaasha.
Live stream barteena Facebook iyo Youtube, ama meelaha kale oo podcast-ka la dhaheysto sida Apple podcasts, Google Podcasts iyo Spotify.
![Audio Player Image](https://media.redcircle.com/images/2020/12/10/13/a9b506e6-830c-4623-b2a4-3000566611dc_ca47ee_36a95286-7770-4048-95fc-abdfe83e53bb_8b7caa97-8637-4e7a-9441-5c6109ea258b_7529e83d-020e-47c9-aaba-05609ba5265a_ea03b1d2-0937-43ef-b8bd-0d238bfdf3c2_6d81638b-3de9-4a79-848e-3d2b438b90c4_blob.jpg)
Codka Soomaalida DK
Loading...